Ari been waa didaa, beense ma dhutiyo. Arijiri ma kala abaal weydo. Afjooga looma adeego. Af aanad lahayn lama qabto. Af macaan, gacan macaan baa dhaanta. Af aammusani, marti ma sado. Afxumo nabadna waa kaa geysaa, colaadna wax kaagama tarto. Af wax cunay xishoo....

read more