Tobanka saxaabi ee loogu bishaareeyey janada

Tobanka saxaabi ee loogu bishaareeyey janada

Alle subaxana watacala waxuu inoo abuuray  inaynu caabudno, Alle kaligiina caabudno. Alle waxuu u sameyey balan qaad aad uwayn adoomihiisa , balanqaadka waxuu kusifeeyey inuu yahay wax aan ilbani aadam qaban dhag bani’adana maqal  caqli bani aadana kusoo dhicin inay tahay taaso ah Janada.

 Janadu waa riyada iyo hamiga qofkastoo muslima  kunadadalo sidii uu ugaadhi laha.

Hadaba waxaa jira kuwo kamida adoomada illaahay oo gaadhay mansilo aad usareysa aduunkan mutaystayna in loogu bushaareeyo jano iyaga oo nool camalkooda iyo iimankooda dartood,Maqaalkaan waxaynu kusoqadanayna magacyada tobanka saxabi iyo daliil  xadiis uh. Xadiis kaan   waxaa laga wariyey rasuulka (N.N.K.H).

Waxaa laga wareyey saxabiyo badan xadiiska waxa kamida xadiiskan uu wariyey  C/raxman Binu Cawf:

عن عبد الرحمن بن عوف عن النبي صلى الله عليه وسلم، قال:”أبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعثمان في الجنة، وعلي في الجنة، وطلحة في الجنة، والزبير في الجنة، وعبد الرحمن بن عوف في الجنة، وسعد بن أبي وقاص في الجنة، وسعيد بن زيد في الجنة، وأبو عبيدة بن الجراح في الجنة” صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم.
magacyada saxaabada

  1. Abuu Bakar sidiiq
  2. Cumar binu khadaab
  3. Cusmaan Binu Cawaaf
  4. Cali Binu Abi Daalib
  5. Talxa Binu Cubaydilaahi
  6. Cabdiraxmaan Ibnu Cowf
  7. Sacad Bin Abii Waqaas
  8. Siciid Binu Zaid
  9. Abuu Cubeyda Bin Al-Jarraaxna
  10. Subayr Binu Cawaam