About me

Halkaan waxaan ugu hadli doonaa wax yaabaha nagu saabsan

Ifbax waa bog looga hadlo maqaalo ku salaysan cilmiga, nolosha qoomiyada Somaliyed iyo ilbaxnimada caalamiga ah ee anshaxa iyo dhaqanka dadka Soomaliyeed ku haboon sida tiknoolijiyada. Ifbax waxaad ka heli kartaa koorsooyin kabaxa Tayruuf.

Ifbax waa madal soo dhawayneesa dhalinyarada hal abuurka ah ama qorayaasha ah sida ay tayadooda curineed iyo  aqooneed bulshada uga faa’iideyaan.

erayga ifbax macnaha ahaan waa muuqasho ama soo ifbixid

Share This